Ku soo dhawoow Barta Maamulka Koontada Maktabada Is-maamulka San Diego! Adoo adeegsanaaya bartaan, waxaad samayn kartaa waxyaabaha soo socda:
- Iska Diiwaan Geli Kaarka Cusub ee Maktabada
- Cusbooneysii kaarka dhacay adoo xaqiijinaaya xogtaada xiriirka
- Cusbooneysii ciwaankaaga boostada, lambarka taleefanka, iyo iimeylka
- Soo cesho Lambarka Kaarkaaga
- Dib u sameyso BIINKAAGA